Bandhigii Buugaata Muqdisho Madal Aqoon badan laga faa’iiday

In muddo ah ayaa la-dharrarayay {sugi la’aa}, Xiiso iyo jaceyl  gaar ah ayaa loo qabay, shaqsi walba waxa uu ku haminayay inaan looga sheekeyn ee uu goobjoog ka noqdo, wax badan ayaa la is-weydiiyay goorma ayaa la  furayaa bandhigga buuggaagta Muqdisho, dadka Soomaaliyeed waxaa horey  raad xusuus leh ugu reebay bandhigyadii  hore loo qabtay, sugitaan dheer kadib waxaa 15-kii … Continue reading Bandhigii Buugaata Muqdisho Madal Aqoon badan laga faa’iiday